Ciidamo katirsan Gor Gor oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho (Sawirro)

Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gor Gor ayaa tababar loogu soo xiray xerada Jeneraal Daa’uud ee kutaala magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaan Tababar Ugu Soo Xiray Xerada Jeneraal Daa’uud Dableyda Horinta Taliska ee ururka 7-aad kumaandooska Xoogga Dalka Gor Gor. Ciidamada … Continue reading Ciidamo katirsan Gor Gor oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho (Sawirro)